-AGENT- Cusub ee ChatGPT ee OpenAI:!
OpenAI waxay soo bandhigtay ChatGPT Agent, kaas oo ChatGPT ka dhigaya kaaliyahaaga dhijitaalka ah ee dhabta ah! Markaad hawlgeliso qaabka agent ( ogow Qaybta Lacagta oo keliya Pro, Plus, iyo Team), ChatGPT wuxuu noqonayaa qalab fulin kara hawlo – Kaligii Madax banaan inuu iska qabto adigoo hurda, Wuxuu ku baadhayaa Google,wuu buuxin karaa foomamka adigoo maqan ama jooga, wuu xallin karaa hawlaha adag, wuu qorsheyn karaa jadwalkaaga, wuu gali karaa apps, xitaa wuxuu kuu diyaarin karaa bandhigyo. Dhammaan waxaa lagu qabtaa kombiyuutar virtual ah iyadoo amnigaada ay mudnaan koowaad la siinayo waa sida uu sheeganayo allaahu yaclam lakin.
Lakin Waa Qaaab u ku qanayo Xirfad leh heersaro adigoo daawanaya.
✨ Waa kuwan: Ma rabtaa falanqeyn suuqeed oo Excel ku jirta? Mise diyaarinta safar shaqo? Kaliya weydii, una daa agent-ka hawsha! Waxaad soo arki doontaa wakhti yar isagoo shaqadii ku kala tuuray.Runtii waa adeeg cajiiba! 💡
📌 Ku biir WhatsApp Group (https://chat.whatsapp.com/BRk1xgsg4ohKAaWN7oDRIe)
📌 Ku biir Telegram Channel (https://t.me/+eJxxMKtunMcwODhk)
📌 Free AI Channel (https://t.me/Farsamada)
▶️ YouTube Channel (https://m.youtube.com/user/MrFaraton)
👍 Facebook (https://www.facebook.com/soomaalipodcast)
Fasalada WhatsApp-ka ku soo dhawoow, halkaa ka hel su’aalo iyo Quiz-yo wax kobcinaya! ✔️
Sidoo Halkan Dad! 🌟 wax ku faa'iidaya ayaad kula kulmi doontaa! 📚✨
### 🧠 Group-ka AI Chatbot (https://chat.whatsapp.com/KzkcjwraeYhCsUXaexgNyM)
### 🎬 Koorsada AI Video Editing (https://chat.whatsapp.com/G9phNqLyJ3L2RV4lprLUb7)
### ⚙️ Guud ahaan AI Automation (https://chat.whatsapp.com/BRk1xgsg4ohKAaWN7oDRIe)
👤 Profile Guud ee Author (http://bit.ly/44CfDW1)