August 6
AI Messenger Chatbot Fb-Sida loo Dhiso.
Halkan Casharkii Koowaad ✨🤖📚
👋 Ku soo dhawoow Casharka Koowaad!
Casharkaan waxaad ku baran doontaa:
Sida loo sii wado sameynta Costom Chatbot AI 🤖 & Custom Chatbot 💬
Farqiga u dhaxeeya labadooda 🤔
Faa’iidooyin badan ayaa kuu banaan haddii aad qeyb ka ahayd casharkii hore ee barashada culuumta Chatbotska 🧠✨
💡 Maxaad baran doontaa?
- Chatfollow ama Sabuurada Lagu Shaqeeyo 👨💻📱
Runtii sabuurada lagu shaqeeyo waa tan ugu adag dhanka Phone, laakiin aad bay u fududahay dhanka Computer-ka! 💻📲 - Telegram Chatbot 📢🤖
Waxaan hore ugu soo qaadanay casharadii hore Barashada Culuumta Chatbot Telegramka. - AI Chatbots 🚀🔌
Waxaan xigaaysaa sida loogu xiro API-Chatbots si ay noqdaan kuwa maskax badan oo jawaaba wax walba!
Casharkii Labaad 👉👥 Manychat… Messenger Chatbot
🎁 Faa’iido Dheeraad ah
Si casharku u noqdo mid jilicsan, waxaan idin soo dhigay Substack oo ah aalad casri leh (Free Marketing Tool!) 📩🆓. Ku sooo biir hoos, ra’yigaaga & comments-ka naga sii!
👇 Casharka Halkan kala deg:
https://mfaratoon.substack.com/p/casharka-2-samee-facebook-messenger?r=ogczv
La wadaag asxaabtaada WhatsApp & Telegram si ay ugu faa’iideystaan! 🌟📲