October 8, 2020

Waa maxay [Forex]

Suuqa [forex] ama suuqa kala iibsiga lacagaha qaraar english
ahaan waxaa la'dhahaa foreign exchance [forex]. waxaa lagu
tilmaama suuqyada ugu waa wayn caalamka lacagta maalinti
forex la'gu kala ibsado ayaa ah 5 billion$ waxaana loo la jeeda
[forex'ka] sarifka lacagaha qaraar si online ah badanaa dadku
waxay suuqa u galaan si ay u faaidaan.
Iyada oo in ka badan 5 billion oo doolar ay suuqa forex'ka ku jirto
waxaa suuqa forex'ka la'gu tilmaami karaa in uu yahay suuqa sarif
ee ugu wayn caalamka.
Mabda ahaan tan micnaheedu waa inaad iibsan kartid ku
dhawaad lacag kasta oo aduunka taal, sidaad rabto iyo waqti
kasta oo suuqa uu furan yahay.
Suuqa forex wuxuu furan yahay 24 saacadood maalintii, 5
maalmood usbuucii.
Ganacsiga suuqa forex'ku sida caadiga ah wuxuu ka soo bilowdaa,
[ new zealand ] ka dibna [ australia ], [ aasiya ] iyo [ yurub] ugu
danbeyntiina mareykank, arinta ayaa kuu sura galinaysa inaad ka
ganacsatid waqtiga aad doontid habeen iyo maalin'ba, isniin'ta
ilaa iyo jimcaha.