February 17, 2025

Sabata Ma Doonaysay?

Xog ku saabsan Sababtay Download u Xidhnay ⚠️📚

Dhalinyaro waxay gaadhay Xiligii aan idin Cadeyn lahaa sababta u xidhay, Waa Sababo iibin Buugaagta Halkan soo galino maalin walba.qaar ayaa hadaan habeen soo galino subaxdiiba web ama whatsppka ku iibinay buug kasta oo halkan soo dhigno kan iyo boqoaal kaleo ganacsiga aan sharci ahayn ee buugaagta!

🚫💸 Qaar ka mid ah ayaa Facebook 🖥️ iyo WhatsApp 📲 ku iibinaya buugaag Buugaatii qoryaasha Somalibooks ugu deeqaan ama mid walba oo ay mee kale ka helaan.. Tani ma ahan mid la aqbali karo! Waa xadgudub waa Xadgudub buug kasta oo soo dhigno 6-sanadood qaarbaa maalinka kasta iibiyey,

Sababta? Waa Yar tahay ama jirto Qore aan buugiisa la iibin maalin ku xiga, 4 sanadood waxayma keentay in qorayaal badan kalsooniga ka dhimato iyagoo mooday inaan anagu kula socono Taas waa na taqanaan sxbyaal! 💔 hoos u dhacna waa ku yimi buugaagtii qorayaashu inala wadaagi jireen sabataas.


Sababahan ayaa Ku Furi Karnaa? 🛑🔧

  1. Wadashaqeyn: Waxaa kumanaan qof ayaa halkan buugta kala daga hadii aan washamsi ku qaadno waa waa awoodnaa hada ka horba hoos ayay u dhaceen intaan washamsi ku qaadnay.
  2. luuqa oo ama Comments: Waxaan isticmaali karnaa Comments kuwa iibinaya ama luuqa ayaan hadal waano ah ugu diri karnaa
  3. In Sidan ahaato: Inay sidan ahaato oo aad halkan ku akhristaan markasta inta noocan magaalada ma fadhisianayaan waa xiligoodiiye
  4. Inaynu Sameyno: Waxaa jira telegram adeegyo badan oo sida bots,ai,waxaan awoodnaa inaan gooni u saarno inta Verfy gareysan Tasa wakhti qaadanaysaa!

Waa Furaynaa Lakin Washamsi-! ⚡🤝

Aan washamsi ku qaadno ma isu nimaadnaa waa furayaa sxbyaa markastaba lakin Cashar aan u dhgno