ISBADELKA TEAMKA SANADKA CUSUB
Wuxuu qoraalkan kaa caawin doonaa inaad Fahamto Isbadelka Teamka ee Sanadka Cusub ee 2025
Waxaan u malaynayaa inaan Hada 7 jirsanay, haddii aanan ka badneyn. Waxaan markasta ahayn walaalO Soomaaliyeed oo ay ka reebanahay qabyaalada iyo aflagaadada. Waxaan tusaale u nahay haddii umadda Soomaaliyeed wada hadlaan, waxay wax badan isku fahmi karaan. Tusaale ahaan, waxaa jira arrimo qotodheer oo inaga wada dhexeeya, taasoo muujinaysa "wiltinmo" ay wadaagaan umaddan Soomaaliyeed maanta. Aad baan ugu war haynaa maanta halka nolosheenu taagan tahay.
Runtii waa wax amaan Mudan intaas oo dhalinyaro ah Hadan Mudada intaas le,eg Ixtiraam iyo sharaf iyo kala dambeyn ku jooga mar mar mid mid waa iska dhici kartaa inta badanse ma dhacdo waa ku amaanan tihiin sharaftaas iyo karaamadaas aad telegram ku joogtaan.
Si aan idinka daba geeyo Update 2025 ayaa qoraalkan idinku qoray Fadlan Akhriso adigu muhiijm ku tahay.
- inaad fahamto waxa socda iyo qaabka u socdaan2025
- Qoraalkan wuxuu ku socdaa kaliya Somali community only
- Sidii caadadu ahayd waa is apdate gareen doonaa maalmahan si dhiig cusub isagu shubno wax cusub u soo kordhino
- Qofka aan si fiican noola shaqeeya isla markaana active ka ahyn hawlaha kooxda waa laga saarayaa laba digniinood kadib.
- Dadka Active-ka ah:
- Wax iska bafaley ma jirto, maamulka ayaa isbeddel lagu samayn doonaa.
- Waxaan magacaabi doonaa maamulka cusub.
- Qof kastaa wuu ka soo qayb gali karaa haddii uu codkiisa dhiibo ama soo sharaxo.
- Sharaxaadda Musharaxa:
- Marka uu masharaxo Isku daro Musharaxiinta waa inuu u diyaar garoobaa qodbad la jeedanayo maalin ka horeysa iyo su,aalo laga jawaabayo Maalintaasi hadii aanu doonayn inuu hadlo ama muuqdo ama su,aalo ka jawaabo ilama aha inuu Hogaamin karo teamkeena
- Shirka ayaad imanaysaa qodbad hadaad doonayso 4 minit ayaa lagu siinayaa khasab maha in wajigaaga la arko.
- Waa inaad sheegto waxa aad soo kordhinayso kooxda, haddii aadan aqoon u lahayn Telegram, maxaa kale ayaa aad ka qaban kartaa Teamka ama ku soo kordhin kartaa?
- Waxaan aad u dhiiri galinaynaa Hablaha waayo iyaga Mudnaana ugu weyn sii donaa hadii ay isa soo sharaxaan Maamulka groupka Noocuu doono ha noqdee.
- Shuruudaha Musharaxa:
Magacaabista Faraha badan waa lagu dawakhaa intan Xilkeeda ayay sii haynaysaa. Inta kale waa shacab caadi ah.oo talo iyo tusaale ku darsan kara Groupkia Xubin walba wixii ay dan u aragto waa u xor waa ka hadli karaa Mic marka ay u baahdaan.
🎯 Wareegista Xilka:Maamulka Spam Waxa u Magacaabay.
- Waxyaabo badan ayaa ka badeli doonaa is ilaali markaa intaa joog active ahow
- Xubinimada kooxda waxay ka dhigan tahay inaad qayb ka tahay hawsha.
- Haddii aad ka maqnaato, team-ka laga saari doonaa.
- Ma rabo inaan Team badan magacowno waayo waa lagu khalkhalayaa Team Cusub ayaa jira kaas oo khasab tahay qof walba soo galo waayo laba sanaba hal mar ayaa soo guurnaa hadana wa guuraynaa.
- Spam-ka: Waxaa hoos iman doona team-kas Loo Guurayo sidoo kale waxa la dhigo doonaa keenee hore kumaanka marayey.
- Codka wuxuu noqon doonaa mid qarsoodi ah iyo public labadaba.
- Waxaan isticmaalayaa bots si aan u xaqiijiyo codadka oo aan u qariyo magacyada codadka haddii loo baahdo.
💬 Fadlan haddii aad wax fahmi weydo, ku soo jawaab su'aalaha kor ku xusan.
halkan naga weydii su,aalaha ama sidoo kale Groupka .