Luuqada English
@somallibooks
Halkan waa **Fasal** casri ah oo **free** ah, kaasoo ku baraya **AI** si sahlan. Waxaa laguugu diyaariyey casharo **online** iyo **offline**, oo leh:
46Β posts
Pinned

Β Macalimada Edna Maxamuud New Book

Halkan waxaa ugu bishaarayaa ardadii sugaysay Macalimiinta in Macalimada Edna Maxamuud U bilaabi doonto koorsooyin

English: Siyaasada iyo Wararka #Guyaal

πŸ“š Casharkan: Dhusamareb Meeting 🧠 Hordhac (Introduction): Casharkan wuxuu ka mid yahay casharrada lagu barto News English ✍️ – waa nooc ka mid ah barashada Ingiriisiga lagu barto kalmadaha iyo qaab-dhismeedka loo adeegsado wararka iyo warbixinada rasmiga ah πŸ“’πŸ“Ί. Ardaydu waxay casharkan ka baran doonaan sida loo fahmo warbixinnada siyaasadeed πŸ›οΈ, heshiisyada dowladeed 🀝, iyo erayada muhiimka ah ee lagu isticmaalo warbaahinta caalamka 🌍.

**Part 5** of the slang series: with clear examples for both English and Somali usage:

### **πŸ“ 10 New Informal & Formal English Words (Part 5)** **With Somali Translations & Youth Slang!**

Grammar (Lesson 17) ✨ πŸ“… Date: 19-Jan-2025-

Grammar (Lesson 17) ✨ πŸ“… Date: 19-Jan-2025 πŸ“† Day: Sunday

Fasalka Basic Ilaa Casharka 10Β 

Halkan waxaa kugu diyaarinay Casharada Booga Interchange1 Basic:

UPDATE - FAQ SOMALIENGLISH

FAQ SOMALI-ENGLISH 2025 πŸ“š Qoraalkan wuxuu ku siinayaa jawaabaha su'aalo badan oo la xiriira koorsadaada Ingiriisiga!

FAQ Somalienglish 2025

Qoraalkan waa FAQ kaaga Jawaabi Kara SU,aalo badan:

Adeegyada AI Somaliga ah

πŸ”΅ Bots AI & Kuwa Maamulka ah πŸ”΅

🐍🀍 Maskaxaha macmalka sanadka kuwa ugu fiican neural network

🐍🀍 Maskaxaha macmalka sanadka kuwa ugu fiican neural network:

Tusaale: Sida Casharka Buug Interchange 2-3

πŸ“šπŸ“– Tusaale Casharada πŸ§‘β€πŸ« Ustaad Maxamed Yusuf

OGAYSIIS:2025-luuqadaΒ Β 

Halkan waxaa la ku jira Koorsooyinka Cusb ee La bilaabay 2025