Adeegyada Tech
December 14, 2024
Sida Loo Sameeyo Bot AI Gaar Ah: Amniga Telegram Bot π€πΒ Β
Waxaad ka qeyb qaadan kartaa cashar xiiso leh oo ku saabsan sameynta bots gaar ah Telegram kuwa Ilaaliya Groupyada iyo sida dadka u soo dhaweeyaan
, Caawa 9:00 Habeenimo (Saacadda Afrika)! ππ
- Nooca Xiisadda: Online β¨
- Muddada: 45 Daqiiqo β±οΈ
- Qiimaha: Bilaash ah! π
- Cida ka qeybgali karta:
- Ka ilaali Kooxdaada!
Bot-kaagu ha ogaado spam-ka iyo waxyaabaha khatarta ah. π¨ - Ku soo dhowow si sharci ah!
Farriimo soo dhoweyn shaqsiyaysan oo sharci ah. π - Ardayga u tilmaam meesha saxda ah!
Waxyaabaha uu rabo si sahlan ugu tilmaam. ππ - Maaree Anshax xumada!
Qoraalada aan habbooneyn si xushmad leh ula tacaal. π ββοΈ - Suβaalaha uga jawaab degdeg!
Jawaabo degdeg ah oo sax ah. π¬π€
Ka qeybgal si aad u barato sida aad u abuuri karto bots ammaan ah, faaβiido leh, oo dadka ka yaabiya! π Taabo oo is diiwaangeli hadda! π