πβ¨ Madasha Gorfeynta & Naadiga Akhriska πΒ Β
π΄ Asc! Goβaannadii ka soo baxay Live-kii xalay waxaa ka mid ahaa:
1οΈβ£ π¬ Hawlgal Buug-qorayaasha:
- Waxaan qorsheyneynaa inaan ku casuunno qoraayaasha buugaagta si aan suβaalo u weydiino ugana gorfeyno buugtooda. Tani waxay u baahan tahay wada shaqeyn kooxeed si guul looga gaaro.
- Hawshan waxaa hoggaamin doona guddiga, haddii ay suurto gasho.
2οΈβ£ π¬ Guddiga oo la kordhiyo:
- Waxaa lagu daray xubno cusub! Xalay 3 qof ayaa iska diiwaan galiyay, kuwaas oo hadda ka mid noqonaya guddiga gorfeynta buugaagta akhriska.
Tusaale Qaabka Gorfeynta:
βοΈ Buugii xalay la gorfeynay: https://t.me/Gorfeyn/1882
βοΈ Buug PDF ah oo la akhrinayo: https://t.me/Gorfeyn/1719
βοΈ Buugga soo socda: https://t.me/Gorfeyn/1730
π Cododka doorashada buugaagta: https://t.me/Gorfeyn/1697
π¬ Ugu dambeyn:
Waxaa la rajeynayaa inaad 29ka September 2023 diyaar u noqotaan gorfeynta buugta soo socota. Fadlan buugta akhri oo soo diyaari faallooyinkaaga si xor ah. Mahadsanid, akhris wacan saaxiibbayaal! πβ€οΈ
βοΈ Naadiga Akhriska - Warbixin Guud (2024)
Allaah baa mahad leh! Madashan akhriska waxa la aasaasay bishii September 2023, waxaana bil walba lagu gorfeynayay 2 buug. Waa kuwan buugaagtii iyo gorfeyaashii:
π
October:
3. π Fanka Maamulka - Nasrudiin Muhyidiin
4. π Geesiyaal Taariikhda Galay - Iid Sulub
π
November:
5. π Akhris Aayatiin leh - Maxamed Bin Cabdalla
6. π Tarbiyaynta Nafta - Nasrudiin Muhyidiin
π
December:
7. π Habeen Kama Tagin Kuwii Hore - Osaama Maxamuud
8. π Xakameynta Waqtiga - Rayaan Muxiyadiin
π
January 2024:
9. π Yaa Qaatay Burcadkaygii? - Hamdi Cabdi Cabdullahi
10. π Ninkii Ugu Hantida Badnaa Baabila - Maryan Axmed Xabiib
π
February:
11. π Awoodda Caqliga Daahsoon - Gorfeysay: Muuse Cabdullahi
12. π Aabe Hodan Ah iyo Aabe Sabool Ah - Gorfeysay: Samsam Cawad
π
March:
13. π Dhambaalada Qurβaanka - Cabdullahi Cabdi (Dhawaan)
14. π Qudus Yaa Iska Leh? - Nimco Cumar (Dhawaan)
15. π Noqo Codkar Isku Kalsoon - Muuse Cabdullahi
16. π Fanka La Dhaqanka Dadka - Muuse Cabdullahi
17. π Wax Akhrisku Waa Hab Nololeed
18. π Wabar (The Prince)
19. π Socdaalka Samada Todobaad - Q1
20. π The Alchemist (Af-Soomaali)
21. π Mucjisada Aroortii (The Miracle Morning)
22. π Socdaalka Samada Todobaad - Q2