Baafin 2 Macalimin Basic+Β
Ogaysiis: Laba Macalin oo English ah (Basic+) ππ©βπ«π¨βπ«
Waxaan u baahanahay laba macalin oo aqoon u leh fasallada English-ka si ay ula shaqeeyaan ardayda Soomaaliyeed. Waa fursad gaar ah! 50K+ πβ¨
Xiisaduhu Waa online Telegram ah Ardaydana inaaad wax isa siina ama aad ka dalbato inay Gaar ugu dhigto waa mid adiga ku taala anigase waxba kuma balan qaadi karno lacag waxase ku haynaa kumanaan somali ah Luuqada doonaya taas runtii farsad aad ka duuli karto ah.
Waxa Lagaa Rabaa:
1οΈβ£ Macalimiin Qibrad Leh: Waa inaad diyaar u tahay inaad ardayda ka caawiso heerarkooda kala duwan (bilow, dhexdhexaad, iyo sare). ππ
2οΈβ£ Jadwal Ku Habboon: Waxbarashada waxay noqon doontaa 2-3 maalmood toddobaadkii, iyadoo jadwalka loo waafajinayo waqtiga macallinka. πβ°
3οΈβ£ Ardayda Badan: Waxaa jira 50,000 arday oo xiiseynaya barashada English-ka, oo u baahan taageeradaada si ay guul u gaaraan. ππ
4οΈβ£ Dabeecad Wanaagsan: Waa muhiim inaad ardayda si niyadsami leh ugu hagto horumar. β€οΈπ±
5οΈβ£ Test Yar: Intaadan bilaabin, waa inaad qaaddaa tijaabo yar oo af-Soomaali iyo English ah.
Muhiim: Ma awoodno inaan balanqaadno mushahar, laakiin waxaad si toos ah ugala heshiin kartaa ardayda ku jirta fasalkaaga. π‘π°
Waa Fursad Dahabi Ah!
Ka faa'iideyso fursadan oo bilow safarkaaga waxbaridda maanta! π₯³π
Waa fursad gaar ah! Ha moogaanin! πͺπ₯π
ADIGOO KU HADLAYA 30 SECOND OO CAD AH KAAS KU SHARAXAYSO NAFTAADA WAXAAD QABATO INAAD ARDAY TAHAY INAAD SHAQEYSO,WAXYAABO KU SAABSAN NOLOSHAADA CAADIGA AH - DISCRIBE YOURS SELF-
ππβ¨πβ°ππππβ€οΈπ±π‘π°π₯³π