December 14, 2024
Sameynta Bots Groupyada Telegram
Waxaad ka qeyb qaadan kartaa cashar xiiso leh oo ku saabsan sameynta bots gaar ah Telegram kuwa Ilaaliya Groupyada iyo sida dadka u soo dhaweeyaan
, Caawa 9:00 Habeenimo (Saacadda Afrika)! ๐๐
- Nooca Xiisadda: Online โจ
- Muddada: 45 Daqiiqo โฑ๏ธ
- Qiimaha: Bilaash ah! ๐
- Cida ka qeybgali karta:
- Ka ilaali Kooxdaada!
Bot-kaagu ha ogaado spam-ka iyo waxyaabaha khatarta ah. ๐จ - Ku soo dhowow si sharci ah!
Farriimo soo dhoweyn shaqsiyaysan oo sharci ah. ๐ - Ardayga u tilmaam meesha saxda ah!
Waxyaabaha uu rabo si sahlan ugu tilmaam. ๐๐ - Maaree Anshax xumada!
Qoraalada aan habbooneyn si xushmad leh ula tacaal. ๐ โโ๏ธ - Suโaalaha uga jawaab degdeg!
Jawaabo degdeg ah oo sax ah. ๐ฌ๐ค
Ka qeybgal si aad u barato sida aad u abuuri karto bots ammaan ah, faaโiido leh, oo dadka ka yaabiya! ๐ Taabo oo is diiwaangeli hadda! ๐