๐ข OGAYSIIS MUHIIM AH: TABABAR GAAR AH SPAMKA ! ๐๐ย ย
Ku saabsan:
Waxaan idiin diyaarinay tababar Telegram Links iyo Spamka . Waa tababar muhiim ah oo qof walba telegramkeena ama telegramer ah ka faaโiidi doono! ๐ผโจ
Waxyaabaha aad baran doontaan: ๐โจ
1๏ธโฃ Sida Links loo Share Gareeyo:
๐ sida links Loo qurxiyo Qoraal loogu badelo.
๐คฉ qoraalka ID iyo isku xidhka Magaca Links!
2๏ธโฃ Sida Username loo Beddelo:
โ๏ธ Qaabka Links Id iyo Links Caadiga u dhaxeeya.
๐จ Habka ugu dhigi karo Links to Id ama id to links.
3๏ธโฃ Sida Links loo Sameeyo:
๐ Farsamooyin cusub oo lagu abuuro links xirfad leh.
โจ U habee links si ay dadka uga helaan.
4๏ธโฃ Sida Nasqada Links loo Beddelo:
๐ฏ Gaar ahaan dhalinyarada post-gareynaysa, waxaad baran doontaa sida loo qurxiyo links-kaaga si uu dadka u soo jiito.
5๏ธโฃ Sida Bots Telegram loo Adeegsado ๐ค:
- Baro sida bots loogu shaqeeyo oo loogu xalliyo hawlo maalinle ah.
- ๐ค Ku dar hawl fudud si aad waqtiga u badbaadiso.
6๏ธโฃ Sida Telegram ID loogu Tiirsanaado:
๐ Habka ugu fiican ee ID-kaaga Telegram aad ugu adeegsan karto kooxaha iyo howlaha kale.
7๏ธโฃ Sida Bot Loogu Sameeyo Mid Gaar Ah:
๐ Baro sida aad u abuuri karto bot kuu gaar ah si loogu adeegsado links share gareynta.
8๏ธโฃ Sida Share Deg deg looga reebo Forwardka:
๐ผ Telegramd Plus Messenger Muxuu kaga duwan yahay kuwa kale
๐ Tababarkan wuxuu kuu sahlayaa inaad wax ka faham samaynta Spamka iyo wax la xidhiidha
๐
Taariikh: December 9, 2024
โฐ Waqti: Caawa, 9:30 habeenka (Geeska Afrika)
โก๏ธ Abaalmarin: Tababarkan kaddib, qof walba wuxuu awoodi doonaa i Sameeyo Nashqado Cusub iyo inuu si xirfadaysan u maamulo Telegram links! ๐๐
๐ก Fiiro Gaar ah:
sameeyaa Links Spam leh oo Qurux badan.