December 17, 2024
Macalimiinta iyo Buuga La Qaato!
π Fasalka 1: @somalienglish1
- Day: Friday
- Time: 8:30 AM - 9:30 AM
- Buuga la dhigto:
π TAABO HALKAN
π Fasalka 2: @somalienglish3
- Day: Friday
- Time: 8:30 AM - 9:30 AM
- Buuga la dhigto:
π TAABO HALKAN
- Day: Thursday
- Time: 9:30 PM ilaa 10:30 PM
- Goobta: Fasalka Live
π Koorsada Luuqadda Ingiriisiga π¬π§ - Macalimada Edna Maxamuud
Buuga la dhigayo: "Practice Makes Perfect"
- Buuggan wuxuu ka dhisan yahay dhammaan dhinacyada muhiimka ah ee luuqadda Ingiriisiga, iyadoo loo eegayo grammar iyo ACCENT.
- Koorsooyinka waxay ka kooban yihiin dhaqanka maalinlaha ah ee luuqadda, waxana lagu dhisi doonaa awooddaada akhriska, qoraalka, iyo fahamka guud ee luuqadda.
- Macalimada Edna Maxamuud waxay bixineysaa koorsooyin dhab ah oo si gaar ah u diyaarsan, kuwaas oo kaa caawin doona inaad ku horumarto luuqadda Ingiriisiga.
- Buuga Macalimada Dhigayso: TAABO HALKAN
β Su'aalaha Noogu Badan (FAQ)
π π 1. Sidee U helaa Fasalada?
- Fadlan isku day inaad laba fasal mid ku biirto @somalienglish1 iyo @somalienglish3 iyo sidoo kale group-yada.
π π 2. Goorma la bilaabaa?
- Jadwalkan dambe wuxuu bilaabaysaa isbuucan wixii ka dambeeya 8:30 Sabti iyo Axad kasta. Fadlan yaa lagu waayin.
ππ Ilaa hadda la iskuma raacin ardada codka dhex dhigi doono isbuucan.
π π 3. Practice Room Class:
- Waxaa jira fasalo tababaro dhinaca luuqada sida Conversation Practice ah iyo iyagoo si toos ah ugu galaya Live ama cod soo duubaya.
- Ku biir qaybta Live: TAABO HALKAN
π π 4. Sidee Loo dhigtaa Casharada? π
- Teacher's Channel: TAABO HALKAN
- Student Group: TAABO HALKAN
- Markaad raacdo talaabooyinka hoos ku qoran:
- π Qoraalkii Casharka: TAABO HALKAN
- π€ Codkii Casharka: TAABO HALKAN
- π Layliskii Casharka: TAABO HALKAN
π π 5. Sidee U Shaqeeyaa Botka Laylisku?
- Casharka kasta marka uu ku dhamaado, waxaa jira Bot AI oo isla markiiba su'aalo kaa weydiinaya.
- Botka ayaa ku siinaya natiijada aad keentay.
- Sida looga shaqeeyo: TAABO HALKAN
π― Xusuusin:
π‘ Fasalada waa furan yihiin, waana fursad wanaagsan oo lagu horumariyo luuqaddaada! Fadlan isku day inaad ka faa'ideysato dhammaan agabka iyo Goobtan oo Free ah. π