December 12, 2024

Ujaadada Somalibooks (Waayo)

‼️⚠️ Ma jirto buug aan leenahay,Daabacnay ama print ku samaynay Waa naga Mamnuuc. Waxaase jira buugaag badan internet ka soo helnay ka soo helnay Halka qaarkood ganacsi laga sameyneyey....Hase ahaatee Buugaagta Halkan ku jirta 75% Waxaa nala wadaaga Qoraayada ama qalinleyda oo halkan ku soo hagaajiya , Adiguna hadaad hayso Halkan ku soo tuur wll Markaba waan ku jawaabeynaa

Ujeedada...

Waa in umada somaliyeed kaydkeeda meesha loogu hayo isla markaana la ilaaliyo Xuququda Qorayaasha Hadii aad uu jiro buug aad leedahay ka cabanayso markaba waa kaaga saareynaa nala soo xidhiidh hadii aad mid nala wadaagayso sida inta badan qoraayadu sameeyaan waad noo soo diri kartaa si umada kumanaanka kun ee somalida ah ula wadaagno


Kalmadan Muhiimka ah Akhri Hadii aad pdf leedahay oo aanad rabin inay dadka somalida ah Free ku helaan waad nala soo hadli kartaa waana ka saaraynaa Buugaaga adiga xor u ah Annaguna waxaan ugu baahanahay ayaa jirin Pdf qoraagu daba socdo, a Si sharaf leh ayaa ugu tuuraynaa halkan Dadkana u sheegaynaa in buugaas laga saaray Mahadsndiin. hadaanad rabin Umada somaliyeed free ku hesho Pdf simple Halka hoos fariin ku soo dir

Ciwaanad Telegramka

  • ⤵️⤵️
    @cabasho_Bot
    Ama Halkan eeg.
    ✅ DISCLAIMER
    Halkan ka Akhriso (https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15)
  • Tusmada Guude ee Buugaagta:
    📲Tusmada Guud ⤵️ ♻️ Qof Cusub ⤵️ How to donwload
    Buugaagta oo Cod ah
    💿 Halkan🔺
    Hadii aad Chanalka Share gareyso Si deg deg Codsigaaga ugu jawaabi doonaa Waayo waa naqaan inta share gareysa lakin 99% ma share gareyaan .
  • Daqiiqad ka Faker inaad share gareyso Chanalka
    Taabo 💫 Share
  • 📚⤵️⤵️
    Sanadkii Hore Kuwii sanadkan
  • Groupka Akhris Ayatiin leh hadii Akhris Jeceshahay ku soo biir Groupkan
    TAABO Halkan