❤️🔥 Bots Shaqooyinkooda iyo bots ugu fiican Somalida
❤️🔥 Bots Shaqooyinkooda iyo bots ugu fiican Somalida
- Bots hose Waxa ka Ma ah Kuwo loogu taglay Inay Dadka Maamulaan
- Waxa ka Mid ah kuwa sharciga ilaaliya isla markaana su’aalaha ugu jawaaba asxaabta Groupyada
- Kuwa kale sida AI, su’aal kasta waad weydiisan kartaa, xitaa Af-Soomaali
⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️ Bots AI Iyo Kuwa Maamulka ah:
✅ AI Bot Somali: Su’aal kasta ayuu kaaga jawaabayaa, gaar ahaan sida ChatGPT ayuu shaqeeyaa. Waxaad ka sameyn kartaa sawiro iyo qoraallo kasta, su’aal kasta maalinta oo dhan waa ku siineyaa, danahaaga ku qabsato.
1. @fogaanaragbot (AI Bot)
✅ Bot Feedback: Wax kasta oo fariin ah ayaa ku soo diri kara, sidoo kale kalmad kasta Bot u qorto wuxuu toos ugu gudbinayaa qofka owner admin-ka ah.
2. @suuqgeeyebot (Feedback)
✅ Botkani: Adigoo iska hurda ayuu dadka wax ka iibinayaa, su’aalaha ganacsiga ugu jawaabayaa. Waa adeegyo ama koorsyo gaar ah bixinta. Fadlan @suuqgeeyebot ka dalbo Automation AI Bot, aqoonta iyo fasalada socda ee AI kala soco halkan.
3. @Koorso_bot
✅ Botkan Xeer ilaaliy: Haddii group leedahay ama ka masuul tahay koox dadka, wuxuu ka caawinayaa inuu dadka soo dhaweeyo, caawi links aad doonayso u diro. Xeer-Ilaaliye💧 Xeer Ilaaliye groupka, adigu admin haddaad ugu dhigto, amniga ayuu sugayaa. Qof links soo diri kara, ma hadal xun soo qori kara ma jirayo.
4. @Somali_SA_bot
✅ Bot Buugaagta Somaliga ah: Botkan waxaad ka helaysaa buugaag badan oo Somali ah. Wuxuu fududeeyaa waxyaabo badan oo ku saabsan diinta iyo dhaqankaaga. Inta badan wuxuu ka caawiyaa akhrista iyo taariikhda Soomaalida.
6. @Maseexatobot
✅ Macalimad ka caawinaysa barashada hagida luuqadda Ingiriisiga, ma seexato. Waa Bot ku xidhan Channelka barashada luuqadda Ingiriisiga ee Telegram. Wuxuu caawiyaa arday badan oo kumanaan gaadha, isaga oo ugu jawaabaya su’aalo badan oo lagu store gareeyey tusaale ahaan. Waxaad adeegsan kartaa si aad u isticmaasho botkan calaamada /
7. @Ogaysiiyebot
✅ Ogaysiiyebot waa AI Bot Somali ah oo wax badan yaqaana, wuxuuna ku samayn karaa sawiro iyo qoraal nooc kasta aad doonto.