Dad badani ma oga GPT Store ๐ oo ah goob qiimo weyn leh oo loogu talagalay LinkedIn. GPT-yadani si gaar ah ayaa loogu dhisay kobcinta shaqsiga & sumcaddaada. โ Aqoon kaliya maโaha, waxa muhiim ah waa ficilka iyo hirgelinta! ๐กWixii ma qabtay iyo Maqaban?
- ๐ง **ChatGPT** โ Ka caawi fikrado cusub & qorista qoraallo tayo sare leh sida emails, blog posts, iyo websayt copy. - ๐ต๏ธโ๏ธ **Substrata** โ Waa tababare iib oo kaa caawiya inaad hesho heshiisyo badan adigoo falanqeynaya codka, dareenka, iyo awoodda emails-ka. - ๐ฌ **Superhuman** โ Ku soo koob emails-kaaga oo u jawaab si dabiici ah, si aad inbox zero ugu gaarto dadaal laโaan. - ๐ **Gamma** โ ChatGPT ee PowerPointโsi dhakhso leh ku samee pitch decks, ebooks & demos (naqshad-barasho looma baahna!) - ๐ **Perplexity** โ Mashiinka AI suโaalaha lagu baaro ee la yimaada tixraac sax ahโku haboon cilmi-baarista iyo jawaabo degdeg ah. - ๐ฃ **Fireflies** โ Ka qoro kulamadaada, si faahfaahsanna u diyaari notes iyo hawlaha la qabto...
Halkan ka hel fursad gaar ah oo ay ku jiraan 10 koorso oo xirfadeed oo kaa caawinaya inaad ku guuleysato LinkedIn: laga bilaabo sidii aad u curin lahayd dadka ku soo jiidanaya content viral, ilaa sida aad u abuurto leads badan oo macaamiil ah, iyo xitaa sida aad ku iibin karto adeegyo adigoo isticmaalaya content 100% organic.
๐น GPT-5 Wuxuu u Fekeraa sida Maskax Madaxbanaan
Si aad qayb uga noqoto fasalka Live Session-ka WhatsApp, fadlan ku soo biir kooxdan: ๐ https://chat.whatsapp.com/KzkcjwraeYhCsUXaexgNyM
Salaan dhammaan ardayda iyo dadka xiiseynaya barashada AI Chatbots! Waxaan idiin soo gudbinayaa casharradii u dambeeyey oo ku jira Substack, meel aad si fudud uga heli kartaan casharada iyo macluumaadka cusub.
Halkan Casharkii Koowaad โจ๐ค๐
๐ ๏ธ๐ค Ma rabtaa inaad si fudud u dhisto AI Agent adigoo aan khibrad hore u lahayn? Halkan waxaa ku yaal hagitaan fudud oo 9-tallaabo ah si aad u bilowdo:
OpenAI waxay soo bandhigtay ChatGPT Agent, kaas oo ChatGPT ka dhigaya kaaliyahaaga dhijitaalka ah ee dhabta ah! Markaad hawlgeliso qaabka agent ( ogow Qaybta Lacagta oo keliya Pro, Plus, iyo Team), ChatGPT wuxuu noqonayaa qalab fulin kara hawlo โ Kaligii Madax banaan inuu iska qabto adigoo hurda, Wuxuu ku baadhayaa Google,wuu buuxin karaa foomamka adigoo maqan ama jooga, wuu xallin karaa hawlaha adag, wuu qorsheyn karaa jadwalkaaga, wuu gali karaa apps, xitaa wuxuu kuu diyaarin karaa bandhigyo. Dhammaan waxaa lagu qabtaa kombiyuutar virtual ah iyadoo amnigaada ay mudnaan koowaad la siinayo waa sida uu sheeganayo allaahu yaclam lakin.
๐ค **AI Automation & Chatbots Course** *Koorsada AI & Bots-ka*