May 14

πŸš€ Casharka 1aad – Sida Loo Sameeyo Bot Telegram!

πŸš€ Casharka 1aad – Sida Loo Sameeyo Bot Telegram!

Halkan waxaad ka baran doontaa sida loo bilaabo Automation, waxaana maanta si gaar ah u bilaabi doonnaa Telegram, sababtoo ah waa midka ugu fudud uguna fiican marka laga hadlayo AI bots iyo automation. βœ…


πŸ“Œ Tallaabooyinka:

1️⃣ Tag Telegram oo raadi BotFather
2️⃣ Dooro /newbot
3️⃣ Geli magaca bot-kaaga (magac caadi ah)
4️⃣ Geli username uu ku dhamaanayo bot (tusaale: @maseexatobot)
5️⃣ Telegram wuxuu ku siin doonaa API Token – Waa furaha sirta ah ee bot-kaaga.


πŸ§ͺ Tijaabi Bot-kaaga:

Markaad heshid token, tag Telegram, raadso bot-kaaga, kadib Start ku dhufo si aad u hubiso in uu shaqeynayo.


βœ… Shaqada Maanta:

Qof walba waa inuu sameeyaa bot cusub una soo diro link-giisa Telegram group-ka.
Haddii kale fasalka lagaa saari karo! 🚫


πŸ“š Isku Xirka Casharada:

πŸ”΅ Loom Video Class:
πŸŽ₯ Guji halkan si aad u daawato

🟒 Google Classroom:
πŸ“˜ Ku biir fasalka halkan

🟒 WhatsApp Group:
πŸ“² Guji halkan si aad ugu biirto


πŸ”₯ Casharka xiga:
Waxaan baran doonaa sida loogu xiro Bot-kaaga adeegyo AI ah sida ChatGPT ama ManyChat!


Hadda Bilow Bot-kaaga Telegram! πŸ’ͺπŸ‡ΈπŸ‡΄

Casharka Koowaad Taabo HALKAN