February 6

Xiisada- AI-Video Editing-Free

### **🌟✨ Xiisada Maanta: AI VIDEO EDITING Somaliyeed ✨🌟**
**Fadlan Wakhtiga 5:00 PM Somalia dib F!*Maanta *

---

### **πŸ“’ Ogaysiis Dhalinyaro:**
**Waxaad badankiinu u codeyseen xiisadan!**
Haddii aad rabto inaad ku biirto **Xiisada Laba Cisho**, waxaad **awood u yeelan doontaa** inaad:
- **πŸŽ₯ Samayso video kasta adigoo isticmaalaya AI.**
- **🧠 Ku samayso videooyin adigoon aqoon hore u lahayn editing.**
- **πŸš€ Adeegso dhowr website oo ku shaqeeya AI.**

**πŸ“‹ Waxaad Ka Baran Doontaa:**
- **🌐 Text-to-Video:**

Kuwa ugu fiican dhanka ilqabadka iyo soo jiidashada.
- **πŸ› οΈ Editing Basics:**

Waxyaabaha la mid ah oo fudud.
- **πŸ’» Free Tools:**

Waxaan ku tusi doonaa qalabka AI ee **free** ah, oo aan **logo** iyo **watermark** lahayn!


### **πŸ“Œ ilaali wakhtiga:**
- **πŸ•“ Waagii:** Saacada 6:00-8 ilaa 9 PM kadib.
- **🎯 Ujeeddo:**In dhalinyaradu ay **awood u yeeshaan** samaynta videooyin adigoon u baahnayn **subscription plans**.
- **πŸ’‘ Talo:** Dhalinyarada Somaliyeed, **99%** ma awoodaan inay iibsadaan qalabka AI ee qiimaha badan. Haddaba, aan kuu furo albaabka!

---

### **πŸ’‘ Talooyin Ku Saabsan Xiisada:**
- **πŸš€ Ku qaybso casharrada si aad u hesho aqoon cusub.**
- **πŸ“Š Isticmaal website AI ee aan ku tusi doono si aad u bilowdo samaynta videooyinkaada.**


- **πŸ”— Diyaarso internetka si aad u samayso waxaa sameynayo.**

Mobilka waa Caadi,Lakin Computer ayaa speed fiican! 😊

Ku soo biir