October 8, 2025

🚀 Dhalinyaro Ogaysiis Fursad Barashada AI-Fasalo Bilownay! 🧑‍💻


Waxaan bilaabi doonaa Fasalka-Substack dhowaan, halkii aad ka sugaysay “maalinta saxda ah,” maalintaas waa maanta!
Casharrada waa online (Video + Live Screen Share) – oo si buuxda loogu baran karo:

  • 🤖 AI Bot Automation
  • 💻 Python Af-Soomaali-Basic-Maha Free
  • 🌐 AI Web Designing
  • 🧠 ChatGPT Prompt (basic)
  • 🎬 AI Video Editing
  • 📲 Instagram Automation Bot
  • 📸 Telegram Automation Bot
  • 📞 Messenger Automation Bot

🎁 Qofkii isqorta laba buug oo caalami ah: “Isbar Computerka” iyo “Isbar AI & Hacking” si bilaash ah!
⏳ Fursaddan waa xadidan tahay – kaliya 200 arday! Ma rabtaa in lagaa saaro liiska? Hadda is qor, iska hubi ka qeybgalka!
💬 Ballan la samee ama faahfaahin dheeri ah ka hel – baxaariyada la heli karo wey kala duwan yihiin!


🔥 Do Not Miss – Ku biir barnaamijyada hoos ku qoran si aad qalab walba u hesho:

🧠 Substack waa Goob AI – Fudud & la heli karo!