January 11

AI Offline- Ma rabtaa inaad AI ku isticmaasho computer-kaaga adigoon internet u baahnayn? 🤫

Waxaan sameeyay cashar dhameystiran oo 9 daqiiqo ah oo ku tusaya sida loo sameeyo! AI inaad isticmaasho Si OFFILINE hadaad tahay arday,macalin ama cilmi baadhe somalia jooga waa ku anfacaysaa inaa ai offline ku  hesho

VIDEO-GA WAXAAD KU BARAN DOONTAA:

🚀 Sida loo soo dejiyo LLM Studio
🧠 Sida loo soo dejiyo model-ka DeepSeek
🔌 Sida loo isticmaalo AI adigoo INTERNET-KA XIRAN YAHAY (Live Test!)
⚙️ Sida loo customize gareeyo AI-gaag

a

Dhamaan waa BILAASH oo xogtaada waa AMAAN!

👉 DAAWO VIDEO-GA OO DHAN HALKAN:[LINK  VIDEO]
Waa cashar aad u muhiim ah oo kaa caawinaya inaad AI u isticmaasho si xor ah.

#AIOffline #LLMStudio #DeepSeek #FreeAI #Somali #Tutorial